
| Halkan ka daawo Sakaatul-fitrigii sanadadii hore, Daryeel iyo Dawo siin mashruucyo kale. |
|
Waa Urur samafal ah sida magaciisa ka muuqata, Taageera dadka tabaalaysan. Wuxuu Sadaqooyinka iyo Sakooyinka gaadhsiiyaa kuwa mutaystay. Wuxuu taageero, Daryeel iyo Dawo u fidiyaa danyarta. Wuxuu sanad kasta u diraa sakaatul-fitriga, Agoomaha, Curyaamiinta iyo dadka dhimirka ka xanuunsanaya. Waxa kale oo ka qeyb qaataa nadaafadooda iyo qalabayntooda. |
|
